Shariif oo ka digay halista ku gedaaman khilaafka Laftagareen iyo Rooble

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa walaac ka muujiyey khilaafka soo kala dhex galay RW Rooble iyo Madaxweyne Laftagareen kaasoo salka ku haya kuraas lagu doortay K/galbeed oo dib loo celiyey. Shariif ayaa intaas ku daray in haddii uu xal loo helin khikaafkaas oo caqabad iyo fashil ku keeni doono geeddi socodkii doorashada … Continue reading Shariif oo ka digay halista ku gedaaman khilaafka Laftagareen iyo Rooble